WAJAALE NEWS

DAAWO; Qaarkamida Masuuliyiinta Huteelada Magaalada Hargaysa Oo Hadlay Amar Culus Oo Xukuumada Somaliland Dul Dhigtay,

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida Huteelada Magaalada Hargaysa ayaa ka Dareen celiyay Amarkii Xukuumada Somaliland dul dhigtay huteelada waawayn ee lagu caweeyo habeenkii.

Masuuliyiinta Huteelada Hido Dhawr, Cali Jirde iyo ceel sheikh oo siyaabo kale duwan shir jaraa,id ugu qabtay meheradohooda ayaa sheegay in ay uhogaan samayaan waxkasta oo kor loogu qaadayo Abniga caasimada.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version