Guddoomiyaha Telesom Oo ku Guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Telesom Oo ku Guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
November 15, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Mr. Abdikarim Mohamed Eid (CEO) ayaa ku guuleystay abaalmarinta “Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Afrika” ee Hurumarinta   Isgaadhsiinta & Teknoolajiyadda.

gudomiyaha telsom 1

Abaalmarintan oo 14-kii November 2018 lagaga dhawaaqay Shirweynaha AfricaCom oo ay isugu yimaadaan in ka badan tobanaan kun oo qof oo ka socda Shirkadaha Teknoolajiyadaha & Isgaadhsiinta ee Caalamka oo ku qabsoomay Magaalada Cape Town ee dalka South Afrika.

Telesom_Cabdikarin

gudomiyaha telesom 2

gudomiyaha teleson3

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS