DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodi Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodi Jeex.
November 15, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Aadan Xaaji Cali oo ay weheliyaan maamulka maxkamada racfaanka gobolka maroodi jeex ayaa  dhagax dhigay dhismaha cusub ee ay yeelan doonta maxkamada rafcaan Gobolka Maroodi Jeex.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS