WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodi Jeex.

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Aadan Xaaji Cali oo ay weheliyaan maamulka maxkamada racfaanka gobolka maroodi jeex ayaa  dhagax dhigay dhismaha cusub ee ay yeelan doonta maxkamada rafcaan Gobolka Maroodi Jeex.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version