WAJAALE NEWS

Daawo:- Darawalada Gaadiidleyda Yar Yar Ee Magaalada Hargeisa Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Go,aankii Wasaarada Gaadidka Iyo Jidadku Ka Soo Saarta Tagasida.

Hargeisa(W.N):-Gaadiidlayda yaryar ee tagaasida loo yaqaano ee Magaalada Hargaysa ayaa waxa ay si adag uga hor yimaadeen go’aan kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Exit mobile version