“ Dagaalka Dhumay Inuu Soo Jiitantamo Muddo Inta Leeg Waa Guul Daro Siyaasadeed ..” Muuqaal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“ Dagaalka Dhumay Inuu Soo Jiitantamo Muddo Inta Leeg Waa Guul Daro Siyaasadeed ..” Muuqaal.
November 16, 2018 - Written by Editor:

Madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatey  madax dhaqameedkii beelihii ku dagaalamay deeganka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood  oo uu gogol nabadeed u dhigay magaalada Jig jiga

Madaxweyne Cagjar ayaa waxaa uu guul daro siyaasadeed ku tilmaamay in dagaalka Dhumay uu soo noq noqdo isla markaana uu soo jiitamo muddo intaas leeg

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
LINKS