WAJAALE NEWS

DAAWO; Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Sheegay In Xaalada Dalku Abid Halkii Ugu Xumayd Gaadhay Kuna Baaqay In Golaha Guurtidu Dalka Badbaadiyo,

Hargaysa(W,N) Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamida Madax dhaqameedka Somaliland Islamarkaana kamida mudanayaasha goaha golaha guurtida somaliland ayaa markii ugu horay si adag uga  hadlay xaalada guud ee  dalka isagoo sheegay in abid halkii ugu xumayd ay gaadhay somaliland haday tahay arimaha gudaha, arimaha dibada,

Sidoo kale suldaan/xildhibaan Ismaaciil ayaa golaha gurtida ugu baaqay in loo baahan yahay in ay dalka badbaadiyaan

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version