Xukuumada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Warbixin Ay Soo Saartey Qaramada Midoobay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Warbixin Ay Soo Saartey Qaramada Midoobay
November 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa jawaab adag ka bixiyay warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey oo ku aadanaa in Xukuumada Somaliland ay jidh dil u gaysatay Maxaabiis reer Puntland ah oo ay ku soo qabatay dagaalkii Tukaraq.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS