WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Warbixin Ay Soo Saartey Qaramada Midoobay

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa jawaab adag ka bixiyay warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey oo ku aadanaa in Xukuumada Somaliland ay jidh dil u gaysatay Maxaabiis reer Puntland ah oo ay ku soo qabatay dagaalkii Tukaraq.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version