Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Sheegay In Hubka Colaadii Dhumay La Isu Adeegsaday Aanay Haysan Ciidanka Qaranku | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Sheegay In Hubka Colaadii Dhumay La Isu Adeegsaday Aanay Haysan Ciidanka Qaranku
November 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in hubkii la isku adeegsaday dagaal beeleedkii deegaanka Dhumay aanay haysan Ciidanka qaranku.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS