WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Sheegay In Hubka Colaadii Dhumay La Isu Adeegsaday Aanay Haysan Ciidanka Qaranku

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in hubkii la isku adeegsaday dagaal beeleedkii deegaanka Dhumay aanay haysan Ciidanka qaranku.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version