WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Qaadacay Shirka Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Baaqeen

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar “Cabdilaahi Jawaan” ayaa ganafka ku dhuftay islamarkaana uu sheegay in aanu dalku u baahnayn shirka ay ku baaqeen Xisbiyada mucaaridku ee ay ku sheegeen inay kaga tashanayaan marxalada uu maanta dalku marayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version