Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Qaadacay Shirka Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Baaqeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Qaadacay Shirka Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Baaqeen
November 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar “Cabdilaahi Jawaan” ayaa ganafka ku dhuftay islamarkaana uu sheegay in aanu dalku u baahnayn shirka ay ku baaqeen Xisbiyada mucaaridku ee ay ku sheegeen inay kaga tashanayaan marxalada uu maanta dalku marayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS