WAJAALE NEWS

Khasaare Ka Dhashay Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhawaacmay kadib markii gaadhi nooca dhaynaha ah ee qaada khutaarta uu ku qalibmay duleedka galbeed ee magaalada Hargeysa.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Dab-demiska Somaliland Cabdixamiid Faarax Iidle oo isagu hogaaminayay ciidamo ka tirsan Dam-demiska oo gurmad gaadhsiiyay goobta uu shilku ka dhacay ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay shilkan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version