Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyay Wefti Ka Socda Dalka Norway | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyay Wefti Ka Socda Dalka Norway
November 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire oo ay wehelinayaan masuuliyiin ka tirsan wasaaradaasi ayaa maanta dalka ku soo dhaweeyay wafti balaadhan oo ka socda wadanka Norway.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS