Wasiirka Cusub ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Si Rasmi Ah Xilkii Ugala Wareegay Wasiirkii Hore | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cusub ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Si Rasmi Ah Xilkii Ugala Wareegay Wasiirkii Hore
November 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka cusub ee wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay wasiirkii hore ee Wasaaradaasi.

Munaasibadan oo ka qamsoontay barxada wasaarada Waxbarashada ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka ganacsiga, Guddoomiyaha Hay”adda Shaqaalaha Dowlada iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS