Boqorka Beelaha Daarood oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqorka Beelaha Daarood oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanood
November 17, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Waxaana magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool maanta lagu soo dhaweeyay boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Dhinaca kale waxaa boqorka meel 10 km u jirta degaanka Tukaraq kusoo dhoweeyey Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland oo ay ka mid yihiin Wasiirka arrimaha Gudaha, Wasiirka wasaarad Biyaha Saleebaan Cali Koore, Maamulka gobolka Sool, Guddoomiye ku- xigeenka Hay’adda Ka Hortaga Afooyinka iyo Kaydka Raashinka iyo Garaadka guud ee gobolka Sool Garaad Jaamac garaad Ismaaciil.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS