Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Wadada Garoonka Diyaaradaha Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Wadada Garoonka Diyaaradaha Laascaanood
November 17, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan Wasiirka Biyaha, Maamulka gobolka Sool ayaa maanta dhagax dhigay wadada garoonka diyaaradaha Madaarka Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/zyu6P-8rXrY

COMMENTS
LINKS