WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Wadada Garoonka Diyaaradaha Laascaanood

Laascaanood (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan Wasiirka Biyaha, Maamulka gobolka Sool ayaa maanta dhagax dhigay wadada garoonka diyaaradaha Madaarka Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/zyu6P-8rXrY

Exit mobile version