Dawladani Ma Tii Inta Ladanbaa Horta?W/Q; Cabdiraxiim Midnimo, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawladani Ma Tii Inta Ladanbaa Horta?W/Q; Cabdiraxiim Midnimo,
November 17, 2018 - Written by Editor:

Fitz-ta (Tukhaanka) waa Gadhiga reer Hargeisa u yaqaanaan Raxo Taxi-ga looma ogola inuu hor maro mataxtooyada!

Sidoo kale maalimo ka hor ayaa loo diiday inay controlada magaalada dhaafaan oo ka shaqaystaan inta u dhaxaysa laba magaalo.

Madaxda dalka ha loo sheego in gaadhigaa caruuro laga koriyo, oo reero lagu biiliyo.

Waxaan is waydiinayaa?, qolooyinka shidaalka soo dajiyaa ma jecla gawaadhida shidaalka yaraysata, sidaa daraadeed Malaga yaabaa inay iyagu ka dambeeyaan ololahan?

QALINKII; Muwaadin Cabdiraxiim Midnimo

 

COMMENTS
LINKS