WAJAALE NEWS

Tagsiilayaasha Hargeysa oo Warqad Cabasho Ah U Gudbiyay Golaha Wakiilada

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Tagsiilayaasha magaalada Hargeysa oo hore looga madnuucday inay u baxaan gobolada dalka iyo inay maraan wadada Madaxtooyada ayaa maanta warqad cabasho ah u gudbiyay golaha Wakiilada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version