Hanti-dhowrka oo Baadhaya Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hanti-dhowrka oo Baadhaya Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda
November 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Hanti dhowraha guud ee qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa sheegay in uu socdo baadhitaan ay ku hayaan Wasaaradaha Maaliyada iyo Arrimaha dibada, Waxaana uu sheegay in baadhitaankaasi ay qayb ka yihiin Wasiirada laga bedelay Wasaaradahaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/L7TiXl9o5K4

COMMENTS
LINKS