Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Maalgashiga iyo Agaasimihii Hore oo Xilkii La Kala Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Maalgashiga iyo Agaasimihii Hore oo Xilkii La Kala Wareegay
November 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiir ku-xigeenka wasaarada Qorshaynta qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Wasaarada Maalgashiga Deeqa Cabdi Yuusuf iyo Agaasimihii hore Axmed Abokor Maxamed.

Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiiro, Agaasimayaal, Maamulka goblka Gabiley, Madax-dhaqameed, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Haween iyo Marti sharaf tiro badan.

 

Xil Wareejinta Maalgashiga Xil4 Xil5 Xil2 Xil3 Xil6 Xil7 Xil8 Xil11 Xil10

 

 

COMMENTS
LINKS