WAJAALE NEWS

Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Maalgashiga iyo Agaasimihii Hore oo Xilkii La Kala Wareegay

Hargeysa (WJN)- Wasiir ku-xigeenka wasaarada Qorshaynta qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Wasaarada Maalgashiga Deeqa Cabdi Yuusuf iyo Agaasimihii hore Axmed Abokor Maxamed.

Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiiro, Agaasimayaal, Maamulka goblka Gabiley, Madax-dhaqameed, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Haween iyo Marti sharaf tiro badan.

 

 

 

Exit mobile version