“Madaxweyne Dhaliilihii Aad U Jeedin Jirtay Cigaal Dushaada Ayay Hoganayaan”..Siyaasi Dhoolayare | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Dhaliilihii Aad U Jeedin Jirtay Cigaal Dushaada Ayay Hoganayaan”..Siyaasi Dhoolayare
November 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Axmed Cilmi Dhoolayare oo ka mida saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Biixi Isagoona sheegay in Madaxweyne Muuse dhaliilihii uu shalay u jeedin jiray Madaxweyne Marxuum Cigaal maanta ay isaga dul hoganayaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS