WAJAALE NEWS

Shacabka Reer Gabiley oo Taageeray Hadalkii Suldaan Ismaaciil, Madaxweyne Biixina Ugu Baaqay In Uu Qaato Talooyinkiisa

Gabiley (WJN)- Qaar ka mid ah shacab waynaha gobolka Gabiley ayaa taageeray hadalkii Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan ee ku aadanaa xaalada uu dalka marayo, Iyagoona Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu qaato talooyinka uu u soo jeediyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version