Xuska Sanad Guuradii 3aad Ee Ka Soo Wareegtay Geeridii Marxuum Wariye Cawke oo Lagu Qabtay Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska Sanad Guuradii 3aad Ee Ka Soo Wareegtay Geeridii Marxuum Wariye Cawke oo Lagu Qabtay Gabiley
November 18, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Magaalada Gabiley waxa habeenimadii xalay ahaa lagu qabtay munaasibada xuska sanad guuradii 3aad ee ka soo wareegtay geeridii Marxuum Wariye Axmed Xasan “Cawke”, Iyadoo madashaasi lagu soo bandhigay buug laga qoray.

Xuska Munaasibadan oo ay soo qaban qaabiyeen Warbaahinta gobolka Gabiley ayaa waxa ka soo qayb galay Maamulka Gobolka Gabiley, Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja, Abwaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Guddoomiyaha Hay”adda Shaqaalaha, Saxafiyiin ay soo wada shaqeeyeen Marxuum Cawke iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/hTdGjqe76gg

COMMENTS
LINKS