Waftigii Xukuumada Ee Ku Sugnaa UK oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Cardiff | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Xukuumada Ee Ku Sugnaa UK oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Cardiff
November 18, 2018 - Written by Reporter:

Cardiff (WJN)- Waftigii ka socday xukuumada Somaliland ee uu hogaaminayay wasiirka Cadaaladu ee sugnaa wadanka Ingriiska ayaa kulan balaadhan la qaatay Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Cardiff.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS