WAJAALE NEWS

Waftigii Xukuumada Ee Ku Sugnaa UK oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Cardiff

Cardiff (WJN)- Waftigii ka socday xukuumada Somaliland ee uu hogaaminayay wasiirka Cadaaladu ee sugnaa wadanka Ingriiska ayaa kulan balaadhan la qaatay Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Cardiff.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version