Abwaan Weedhsame iyo Weedhaha Uu Ka Yidhi Weriye Cawke | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Weedhsame iyo Weedhaha Uu Ka Yidhi Weriye Cawke
November 18, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Abwaan Xasan Ismaaciil Weedhsame oo ka mid ah Abwaanada da’yarta reer Somaliland ayaa ka waramay taariikhdii iyo shaqsiyadii uu ka yaqaanay Marxuum Wariye Axmed Xasan “Cawke” oo ka mid ah wariyeyaashii ugu caansanaa gayiga Soomaalidu degto iyo adduunkaba.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS