WAJAALE NEWS

Abwaan Weedhsame iyo Weedhaha Uu Ka Yidhi Weriye Cawke

Gabiley (WJN)- Abwaan Xasan Ismaaciil Weedhsame oo ka mid ah Abwaanada da’yarta reer Somaliland ayaa ka waramay taariikhdii iyo shaqsiyadii uu ka yaqaanay Marxuum Wariye Axmed Xasan “Cawke” oo ka mid ah wariyeyaashii ugu caansanaa gayiga Soomaalidu degto iyo adduunkaba.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version