Safiirka Somaliland ee Jabuuti oo Ka Hadlay Xidhiidhka Labada Dal, Muxuuse Ka Yidhi Shirka Mucaaridka Ku Baaqay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland ee Jabuuti oo Ka Hadlay Xidhiidhka Labada Dal, Muxuuse Ka Yidhi Shirka Mucaaridka Ku Baaqay
November 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya wadanka Jabuuti Ambasador Cabdifataax Siciid Axmed ayaa ka hadley xidhiidhka dhinacayada siyaasada, Dhaqaalaha, Amniga iyo Isu socodka ee ka dhexeeya dalalka Somaliland iyo Jabuuti.

Dhinaca kale Ambasador Cabdifataax ayaa xisbiyada mucaaridka Somaliland ugu baaqay in aanay ka shaqayn waxyabaha bulshada ku keenaya kala qoqobka iyo kala qaybinta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS