DAAWO: Siyaasi Muuse Cabdilaahi Suwayn Oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Xukuumada Gabiley Ka Qabatay, Taageerayna Hadalkii Suldaan Ismaaciil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Siyaasi Muuse Cabdilaahi Suwayn Oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Xukuumada Gabiley Ka Qabatay, Taageerayna Hadalkii Suldaan Ismaaciil.
November 18, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Siyaasi Muuse Cabdilaahi Nuur (Suwayn) oo kamida siyaasiyiinta Reer gabiley ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xaalada dalka iyo sida bulshada reer gabiley Uguu dulman tahay Wax qabadka Xukuumada ,taageerayna hadakii suldaan ismaaciil eek u saabsanaa xaalada dalka ku sugan yahay,

Sidoo kale siyaasi muuse cabdilaahi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in gogashii heshiisiinta beelaha dhawaan ku dagaalamay gobolka sool la geeyo jig jiga ayna Somaliland ceeb ku tahay arintaasi

Dhanka kale Siyaasi Muuse ayaa wax laga Waydiiyay Musuq Maasuqa Baahsan ee ka jira Dalka iyo Dawlada Hoose Ee Gabiley! Iyo Jawaabta uu ka bixiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS