DAAWO; Fanaan Maxamed Siciid BK Oo Barmaamijka Ololaha La Dagaalanka Qabyaalada Ku Qabtay Ceel-Afwayn Iyo Heeso Shacabka Qiiro Galiyay Oo Uu Kusoo Bandhigay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Fanaan Maxamed Siciid BK Oo Barmaamijka Ololaha La Dagaalanka Qabyaalada Ku Qabtay Ceel-Afwayn Iyo Heeso Shacabka Qiiro Galiyay Oo Uu Kusoo Bandhigay.
November 23, 2018 - Written by Editor:

CEEL AFWAYN(W,N) Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk oo mudooyinkii udanbeeyay gobolada Somaliland ku qabanayay Barmaamijka uu bulshada kaga wacyigalinayo Dhibta ay leedahay Qabyaaladu ayaa maanta Magaalada Ceel-Afwayne  ee gobolka sanaag ku qabtay bandhig suugaaneed uu bulshada ku wacyi galinayo kaasi oo kusoo bandhigay heeso uu arimahaasi kaga hadlayo.

bk ceel afwayn 2

ceel afwayn 1

bk ceel afwayn

HALKANNKA DAAWO MUUQAALKA BARMAAMIJKA OLOLAHA LA DAGAALKA QABYAALADA;

 

COMMENTS
LINKS