WAJAALE NEWS

DAAWO; Fanaan Maxamed Siciid BK Oo Barmaamijka Ololaha La Dagaalanka Qabyaalada Ku Qabtay Ceel-Afwayn Iyo Heeso Shacabka Qiiro Galiyay Oo Uu Kusoo Bandhigay.

CEEL AFWAYN(W,N) Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk oo mudooyinkii udanbeeyay gobolada Somaliland ku qabanayay Barmaamijka uu bulshada kaga wacyigalinayo Dhibta ay leedahay Qabyaaladu ayaa maanta Magaalada Ceel-Afwayne  ee gobolka sanaag ku qabtay bandhig suugaaneed uu bulshada ku wacyi galinayo kaasi oo kusoo bandhigay heeso uu arimahaasi kaga hadlayo.

HALKANNKA DAAWO MUUQAALKA BARMAAMIJKA OLOLAHA LA DAGAALKA QABYAALADA;

 

Exit mobile version