WAJAALE NEWS

DAAWO; Heesta Cusub Ee “Xilkas”Codkii Fanaan Khadar Ilkacase Iyo Erayadii C/Fataax Mursal.

HARGAYSA(W,N) Heesta cusub ee “Xilkas” oo ka hadlaysa qiso dhab ah  Ereyadeeda waxa leh    Cabdifatax Mursal oo Xaaskisa u sameeyay Codkii iyo laxamkii Fanaan Khadar Ilcase.

HALKAN KAGA BOGO HEESTA XILKAS IYO CODKII KHADAR ILKACASE;

https://youtu.be/XM9FtfFTL58

Exit mobile version