DAAWO Weftigii Xukuumada Somaliland Oo Kulamo Layeeshey Masuuliyiin Katirsan Dawlada Uk Iyo Xildhibaano Barlamaanka Ingiriiska. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Weftigii Xukuumada Somaliland Oo Kulamo Layeeshey Masuuliyiin Katirsan Dawlada Uk Iyo Xildhibaano Barlamaanka Ingiriiska.
December 4, 2018 - Written by Editor:

LONDON(W,N) Wefti ka socday Xukuumada Somaliland  Oo  maalmihii udanbeeyay socdaal ku jooga dalka ingiriiska ayaa Kulamo Layeeshey Masuuliyiin kamida Dawalada Uk Iyo Qaarkamida xildhibaanada  Baarlamaanka Ingiriiska kuwaasi oo ay hormuud ka ahaayeen  MB Boris Jonson, Wasiirkii Hore Arimha Dibeda Britan Sidoo kale Mb Nus ghani Wasiirka Dekedaha Iyo Bada Ingiriiska.

uk sln

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidh Somaliland iyo dalka uk iyo sidoo kale sidii mucaawinooyinka ay Somaliland isiiso loo kordhin lahaa

Waxaana markii kulankani soo dhamaadayka warbixiyay wasiirka deegaanka jsl iyo wasiir kuxigeen arimaha dibada.

somaliland uk

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS