DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Afduubtay Shirkii Haweenka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Afduubtay Shirkii Haweenka Jsl.
December 5, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Xoghayaha Guud ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa si adag uga hadlay shirkii dhaq dhaqaaqa haweenka somaliland oo xukuumada Afduubtay islamarkaana la marin Habaabiyay.

Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;

COMMENTS
LINKS