WAJAALE NEWS

DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Afduubtay Shirkii Haweenka Jsl.

Hargaysa(W,N) Xoghayaha Guud ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa si adag uga hadlay shirkii dhaq dhaqaaqa haweenka somaliland oo xukuumada Afduubtay islamarkaana la marin Habaabiyay.

Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;

Exit mobile version