DAAWO; Wadayaasha Gadiidka Bajaajka Ee Magaalada Gabiley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xadhig Lagula Kacay Qaarkamida Iyo fariinta Ay Direen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wadayaasha Gadiidka Bajaajka Ee Magaalada Gabiley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xadhig Lagula Kacay Qaarkamida Iyo fariinta Ay Direen
December 5, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) qaarkamida wadayaasha gaadiidka yaryar ee bajaajka kana dhex shaqeeya magaalada gabiley ayaa ciidamada boolisku xidh xidheen iyo iyagoo qayrul masuuliin ku eedeeyay.

BAJAAJ 1

Sidoo kale wadayaasha gadiidka ayaa cabashadooda isku soo bax ku muujiyay.

BAJAAJ 2

Halka ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS