WAJAALE NEWS

DAAWO; Wadayaasha Gadiidka Bajaajka Ee Magaalada Gabiley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xadhig Lagula Kacay Qaarkamida Iyo fariinta Ay Direen

Gabiley(W,N) qaarkamida wadayaasha gaadiidka yaryar ee bajaajka kana dhex shaqeeya magaalada gabiley ayaa ciidamada boolisku xidh xidheen iyo iyagoo qayrul masuuliin ku eedeeyay.

Sidoo kale wadayaasha gadiidka ayaa cabashadooda isku soo bax ku muujiyay.

Halka ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version