WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Degmada Tog Wajaale Oo Qalabka Isgaadhsiinta Ku Wareejiyay Ciidamada Booliska,

TOG WAJAALE(W,N) Gudoomiyaha Degmada Tog Wajaale ee gobolka gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay qalab isgaadhsiiyeed oo ay ku wareejiyeen ciidamada amniga kuwaasi oo  kor loogu qaadayo nabadgalyada

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version