WAJAALE NEWS

DAAWO; Shirkada Biyaha Borama Ee Shaba Oo Dayactir Balaadhan Ku Wada Qaybo Kamida Kaydadka Biyaha.

BORAMA(W,N) Shirkada Maamusha biyaha magaalada boorama ayaa bilowday dayactir ay kusamaynayso qaarkamida kaydadka biyaha ee magaalada boorama.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Bm_XSqiHEQQ

Exit mobile version