“Qolyaha Asxaabta Waxaa Gaadhay War Khaldan,Qalabkani Waxa Weeyi Mid Lagula Soconayo Cashuurta Ku Waajibtay Shirkadaha Isgaadhsiinta”Wasiirka Dr Cabdiwali, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qolyaha Asxaabta Waxaa Gaadhay War Khaldan,Qalabkani Waxa Weeyi Mid Lagula Soconayo Cashuurta Ku Waajibtay Shirkadaha Isgaadhsiinta”Wasiirka Dr Cabdiwali,
December 5, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland ayaa ka Warbixiyay Halka Uu marayo qalab casri oo Wasaaradu Waday Sidii loo Rabiki Lahaa.

Sidoo kale Wasiirka isgaadhsiinta Dr Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa markale sheegay in qalabkani aanu ahayn mid saamayn ku leh bulshada iyo Asxaabta mucaaridka balse uu yahay Qalab lagu Soconayo Cashuurta ku Waajibtay Shirkadaha Isgaadhsiinta.

Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS