DAAWO; “Xisbiga Wadani Waxaan leeyahay Arimaha Dumarku Meel Mucaaridada Laga Dayo Maaha”Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Xisbiga Wadani Waxaan leeyahay Arimaha Dumarku Meel Mucaaridada Laga Dayo Maaha”Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl.
December 6, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland ayaa ka jawaabtay hadal kasoo yeedhay xisbiga wadani oo ay ku shegeeen in xukuumada afduubtay shirkii haweenka somaliland

Agaasimaha Wasaarada shaqada oo arimahaasi ka hadlay ayaa waxba kama jiran ku tilmaamay arintaasi,”Xisbiga Wadani Waxaan leeyahay Arimaha Dumarku Meel Mucaaridada Laga Dayo Maaha”

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS