WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Bilguimka.

Brusel(W,N) Madaxwayne kuxgeenka somaliland iyo Waftigii uu Hogaaminayay oo lagu soo dhaweeyay caasimada   dalka bilguimka ee brusels

Waxaana soo dhawaynta madaxwayne kuxigeenka somaliland qayb ka ahaa safiirka somaliland ufadhiya bilguimka iyo jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqanka dalkaasi

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version