HAMBALYO MEHER WACAN;Maxamed Cumar Yuusuf Iyo Amaal Axmed Tahar Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HAMBALYO MEHER WACAN;Maxamed Cumar Yuusuf Iyo Amaal Axmed Tahar Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
December 6, 2018 - Written by Editor:

Baaraka Laahu Laka Wa Baarak Calaykum Wa Jamaca Baynakum Bilkhayr.

Maxmed C/laahi Faarax, Maxamed Cali Sh Cumar, C/fataax Maxamuud Xirsi, Cumar Daauud Axmed, Axmed Ismacil Cige C/raxman Maxamed Habane, C/qani Maxamuud Xirsi, Maxamed Maxamuud Ismaciil,  C/qaadir Cumar Samriye, Maxamed Cumer Koosaar, C/raxman Muuse Warsame,

meher 4

Khaalid Cismaan Nuur, C/casiis Maxamed Saleebaan, Maxamed Yuusuf Cismaan, Fuaad Ibrahin Xuseen, Xamse Dayr Aw Faarax, Axmed Dagaal Dhimbiil, Mustafe Cismaan Nuur, Sakariye Saleebaan Cawaale, Ismaciil Maxamuud Ismaaciil, C/raxmaan Maxamuud Maxamed, C/risaaq Khaddar Haaruun, Khaddar Axmed Xasan, Axmed Ismaciil Cayuun, Siciid Axmed Macalin.

meher 3

meher 2

Dhamaan asxaabtan oo kala joogta dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxa ay hambalyo meher ah u dirayaan boqorka Maxamed Cumar Yuusuf(bicirif) iyo Amaal Axmed Tahar oo maanta oo khamiis ah ku began 06/12/2018 uu meherkoodu ka dhacay caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeisa.

meher 1

ILAAHAY HA KA DHIGO QOYSKII LAGU NASTO EE LAGU NAGAADO INSHA ALLA.

COMMENTS
LINKS