Faallada Toddobaadka!!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faallada Toddobaadka!!!
December 7, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Hadalhaynta Ugu badan ee Shacbiga Somaliland ayaa Toddobaadkan u badneyd Shirweyne ay Haweenku Soo Qabanqaabiyeen Kaas oo Loo Soo Agaasimey in ay Haweenku ku Gudbiyaan Tabashooyin.ay Qabaan Doorkooda Xukuumada Madaxweyne Biixi haseyeeshee, Waxa uu Shirweynahani Noqdey mid ay aad ukala Duwanaadeen Boodhadhka Waaweyn ee ajandihiisa Lagu Soo Xardhey iyo Sida uu Mar kaliya Isugu baddelay mid Golaha Xukuumada iyo Madaxweynaha Laf ahaantiisu ay Kusoo Dhex dhaceen halkaas oo Si aad ah ay Xukuumadu Xooga ugu Saartey.

IMG_1181

Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in ay Wax kasta oo jira Ka Xukuumad ahaan ka Warhayaan dhaqdhaqaaqyada jira oo dhan iyo Tabashooyinka haweenka iyo Wax kastaba.

Madaxweynaha Laf ahaantiisu Wuxu Xusey in ay Xukuumada ka Siiyeen Doorkii Haweenka.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani ayaa Isaguna Shirka kadib Warbaahinta u Sheegay in laga Afduubay Doorkii ay Ka Xisbi ahaan kaga hadli lahaayeen Shirkaasi.

 

COMMENTS
LINKS