Hambalyo Meher; Khaalid Cabdiraxman Maal Iyo Farax Cali Cabdilaahi Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher; Khaalid Cabdiraxman Maal Iyo Farax Cali Cabdilaahi Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa.
December 8, 2018 - Written by Editor:

Maxamed Cali Sh Cumar, Mustafe C/raxmaan Maal,  Muuse Yuusuf Kaamil,  Axmed Cismaan Batuun  Suldaan  C/laahi  Cali,  Nimcaan Axmed Dagaal, Maxamed Ibrahin Cilmi, C/qadir Xuseen Dacar,  Mustafe Maxamed Gaygal Ilyaas Cabdi Carte, Mubaarika Abdi Yusuf,  Axmed Maxamed Maxamuud,  Caydaruus Axmed Ismaciil Axmed Maxamed Hawsi,  Rooble Maxamed Cali,  Sacad Jibriil Axmed,  C/fataax Maxamed Kooshin, C/qadir Maxamed Cali, Mukhtaar Cabdi Xaashi,

MEHER 5 MEHER 4 MEHER 3

Dhamaan dadkani waxa ay Hambalyo Meher u dirayaan Boqorka iyo Boradda.

MEHER 1

Khaalid C/raxman Maxamed Maal

Iyo

Farax  Cali  Cabdilaahi

Oo maanta Meherkoodu ka dhacay Caasimada Dalka Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeisa  gaar ahaan Hotel Maansoor.

MEHER 2

ILAAHAY HA KA DHIGO QOYSKII LAGU DAGO EE LAGU NASTO ALLENA HA KALA SIIYO UBAD KHAYR QABA OO BAARIYA.

COMMENTS
LINKS