WAJAALE NEWS

Hambalyo Meher; Khaalid Cabdiraxman Maal Iyo Farax Cali Cabdilaahi Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa.

Maxamed Cali Sh Cumar, Mustafe C/raxmaan Maal,  Muuse Yuusuf Kaamil,  Axmed Cismaan Batuun  Suldaan  C/laahi  Cali,  Nimcaan Axmed Dagaal, Maxamed Ibrahin Cilmi, C/qadir Xuseen Dacar,  Mustafe Maxamed Gaygal Ilyaas Cabdi Carte, Mubaarika Abdi Yusuf,  Axmed Maxamed Maxamuud,  Caydaruus Axmed Ismaciil Axmed Maxamed Hawsi,  Rooble Maxamed Cali,  Sacad Jibriil Axmed,  C/fataax Maxamed Kooshin, C/qadir Maxamed Cali, Mukhtaar Cabdi Xaashi,

Dhamaan dadkani waxa ay Hambalyo Meher u dirayaan Boqorka iyo Boradda.

Khaalid C/raxman Maxamed Maal

Iyo

Farax  Cali  Cabdilaahi

Oo maanta Meherkoodu ka dhacay Caasimada Dalka Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeisa  gaar ahaan Hotel Maansoor.

ILAAHAY HA KA DHIGO QOYSKII LAGU DAGO EE LAGU NASTO ALLENA HA KALA SIIYO UBAD KHAYR QABA OO BAARIYA.

Exit mobile version